Siyaasadda SAHAN-Media
Hadafka Idaacadda SAHAN iyo cida aas-aastay:
Idaacadda SAHAN waa idaacad madaxbanaan oo cusub, xarunteeduna tahay magaalada Muqdisho
 Wareysiyada Cusub

GUDOOMIYAHA G/BANAADIR TARZAN " ANIGU MA AQOONSANI MAAMULADA G/BANAADIR EE URURADA AHLU SUNNA, AL SHABAAB IYO XISBUL ISLAAMBA"


Posted on: Sunday 1 Aug 2010 Sahan Media

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarzan ayaa shaaciyey In Uusan Gobolka banaadir Ka Jirin Maamul aan Maamulkiisa ahayn

Tarzan ayaa Intaa Ku Daray In uusan Wali Horey U Maqlin Maamulo ay dadku Sheeg Sheegayaa oo uu Kow Ka Yahay Maamulka Ahlu Sunna Iyo Kuwa Shabaab Iyo Xisbul Islaam

\" Anigu Ma Aqoonsani Maamulada G/Banaadir ee Ururada Ahlu Sunna, Al Shabaab Iyo Xisbul Islaamba\"

Sidoo Kale Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarzan ayaa Xusay In Maamulkiisu Uu Yahay Midka saxda ah oo Dowladda Soomaaliya ay U soo Magacaawday Gobolka Wixii Isaga Ka Soo Harana ay Yihiin Wax Kama Jiraan

\" Maamulkeyga Wixii Ka Soo Haraa Waxa ay Dadku Buun Buuniyeen Mana Jiro Maamulka Kale oo uu Gobolkayagaan Lahaan karo\"

Hadalka Ka Soo Yeeray Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarzan ayaa Imaanaya Xili ay 3 Maamul Kale Ka Jiraan Soomaaliya Kuwaasoo Kale ah Ahlu Sunna, Al Shabaab Iyo Xisbul Islam

 

Sahan Media Network

Mogadishu Somalia

( Radiosahan@hotmail.com )



FREE Domain
warka subaxii " /> warka subaxii " /> warka subaxii "/> warka subaxii "/>