Sahan media Muqdisho: goor dhow waxaa xafiiska Raisalwasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya laga soo saaray wareegto sidan u qoran.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada XJFS.