Google search engine
HomeWararka MaantaLaba todobaad kadib waa sidee xaaladda bariga dhexe?

Laba todobaad kadib waa sidee xaaladda bariga dhexe?

Sahan Media Muqdisho: Muddo laba todobaad ah oo uu socdo dagaalka bariga dhexe bal adigu qiyaas dhibaarooyinka uu gaystay.

Aan ka bilaabo Iran waxaa la warayiyay dhimashada in ka badan 1,400 qof (qaarkood warbixinnada waxay sheegayaan ka badan 1,800)
Dhaawac: 18,000+ qof.
Hogaamiyeyaasha la dilay ugu yaraan 40 saraakiil iyo madax sare, oo uu ku jiro hoggaamiyihii sare Ali Khamenei.
Khasaaraha milatariga saldhigyo, xarumo nukliyeer iyo hub badan ayaa la burburiyey. 

🇮🇱 Israel walalaw wararka aad iyo aad u tafaftiran yihiin hadan dhimashada waxaa la qiyaasayaa qiyaastii 19 qof (lama hubo).
Dhinaca dhaawaca waxaa la qiyaasayaa ku dhowaad 3,000+ qof.
• Iran waxay ku garaacday Israel 290+ gantaal iyo 500+ drones. 

🇺🇸 United States waxaa la qiyaasayaa
Askarta dhimatay qiyaastii 15 askari,
Dhaawacana 140–200 askari (lama hubo).
Waxaa sidoo kale la soo riday drones iyo diyaarado MQ-9 Reaper dhowr ah. 

Wadamada kale ee gobolka ee uu saameeyay dagaalka:
• Lubnaan: ~ 800+ dhimasho
• Kuwait, UAE, Bahrain, Saudi Arabia: dhimasho iyo dhaawac yar ayaa ka dhacay iyo weeraro drones iyo gantaalo. 

Guud ahaan khasaaraha (qiyaas ahaan):
• Dhimasho: in ka badan 2,300 qof
• Dhaawac: 24,000+ qof

Adiga sidey kula tahay?

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments