HomeWararka MaantaNin Gobolka Doolo ku dilay 4 Qof oo lasoo qabtay

Nin Gobolka Doolo ku dilay 4 Qof oo lasoo qabtay

Sahan Media Muqdisho: Magaalada Widh-Widh Gobolka Togdheer Ciidamada booliska Waqooyi Bari ayaa ku qabtay gacan ku dhiigle u dhashay beesha Cumar Maxamuud “Reer Khalaf”

Gacan ku dhiiglahan ayaa Dawlad deegaanka Soomalida gaar ahaan Gobolka Doolo ku dilay 4 Qof mid kamid ahna uu ciidan ahaa.
Taliska booliska Magaalada Widh-Widh waxaa ka taagan khilaaf kadib marki ay yimaadeen qoyska Gacan ku dhiiglaha iyagoona doonaya inay la baxaan wiilkooda , halka dhinaca Ciidamo ka socda Dawlad Deegaanka Soomalida DDS ay doonayaan in Gacan ku dhiiglaha iyaga lagusoo wareejiyo.

Gacan ku dhiiglahan ayay Family-kiisu rabaan in lagu wareejiyo halka Ciidamo iyo Xubno DDS ka socda ay rabaan in iyaga lagu wareejiyo Gacan ku dhiiglaha.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments