Sahan Media Muqdisho: Musharaxa duqa magaalada Hopkins Abderazak Ali ayaa u ordayay tartankiisii ​​ugu horeeyay ee Magaalada Hopkins.
wuxuu qirtqy in ololihiisa uu kaligii maalgalinayo. Cabdirisaaq oo ahaa qaxooti noqdqy filimqaade soo maray taariikh adag isagoo kasoo qaray Soomaaliya soona maray Yemen iyo iyo xeryaha qaxootiga ee galbeedka Afrika.
Waxaan u ordayaa in aan wax kabadalo fursado badana siiya dadka daggan Hopkins. Waxaan la tartamayaa duqa magaalada hadda maamula, guusha ma hubo laakin fursadan waa mid muhiim ii ah ayuu yiri Cabdirizak.
Haddii uu ololihiisa uu iskii u maalgaliyo uu guulaysto, Cali waxa uu noqon karaa duqii labaad ee Soomaaliyeed ee ku nool xaafadaha mataanaha ah. 2023 Nadia Mohamed ayaa loo doortay qofkii ugu horeeyay ee Soomaali ah oo Muslim ah duqii magaalada St. Louis Park.


