Google search engine
HomeWararka MaantaIidle Xassan oo lagu toogtay Kenya

Iidle Xassan oo lagu toogtay Kenya

Sahan Media Muqdisho: Qoys ku nool Isiolo ayaa waxaa soo wajahday cabsi kadib markii nin ay jeclaayeen oo lagu magacaabo Iidle Xasan ay weerar ku qaadeen kooxo hubeysan xili uu ku sii jeeday salaada Masjidka Jamia.

Sida lagu sheegay war ka soo baxay booliska ayaa sheegay in Cali Ibraahim oo ah walaalka dhibbanaha uu ka warbixiyey dhacdada ka dhacday saldhiga booliska ee Isiolo. Isla markiiba waxaa goobta soo gaaray ciidamo ka tirsan kuwa booliska, waxaa ay ogaadeen in Xasan oo ah xoghayaha guud ee golaha guurtida Soomaaliyeed uu dhaawac kasoo gaaray rasaasta.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments