Google search engine
HomeWararka MaantaMadaxweyne Deni iyo Safiirka UK oo ka wada hadlay dagaalka Daacish

Madaxweyne Deni iyo Safiirka UK oo ka wada hadlay dagaalka Daacish

Sahan Media Muqdisho: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya.

Kulanka oo ay ka qeybgaleen xubno ka mid ah Golaha Xukuumadda, waxaa looga hadlay xaaladda guud ee Soomaaliya gaar ahaan dhinacyada Amniga, Siyaasada iyo horumarinta, arrimaha Puntland waxaa si gaar ah looga hadlay Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada Daacish ee ka socda Calmiskaad iyo xasilinta deegannada laga saaray argagixisada.

Wafdiga ka socda Dowladda Ingiriiska ayaa kulan doceed la qaatay Xubno ka mid ah Golaha Xukuumadda, Saraakiisha Amniga iyo La-taliyeyaasha Madaxweyne .

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments