Google search engine
HomeWararka MaantaMadaxweyne xasan sheekh oo Turkigu la wadaagay xogta baaristii shidaalka ee lasoo...

Madaxweyne xasan sheekh oo Turkigu la wadaagay xogta baaristii shidaalka ee lasoo gabagabeeyay

Sahan Media Muqdisho: Madaxweynaha Turkiga ayaa Jimcihii la kulmay madaxweynaha Soomaaliya ee caasimadda Ankara, waxayna ka wadahadleen xiriirka labada dal iyo arrimaha gobolka, Agaasinka Isgaarsiinta Turkiga ayaa Jimcihii sheegay.

Kulanka oo ahaa mid albaabadu u xirnaayeen oo u dhaxeeyay Recep Tayyip Erdogan iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka dhacay xarunta madaxtooyada, sida uu agaasimuhu sheegay X.

Intii uu socday kulanka ayuu Erdogan sheegay in iskaashiga labada dal uu sii kobcayo, islamarkaana la qaadi doono tallaabooyin lagu sii horumarinayo xiriirka.

Isagoo hadalkiisa sii wata ayaa waxuu carabka ku adkeeyay in Ankara ay sii wadi doonto garab istaaga shacabka Soomaaliyeed ee dagaalka kula jira Argagixisada, waxa uuna sheegay in ay muhiim tahay in Soomaaliya ay gaarto midnimo Qaran iyo dadaalada ka dhanka ah Argagixisada.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments