Google search engine
HomeWararka MaantaMusaafurinta tiro tahriibayaal ah oo loo soo tarxiilay Soomaaliya.

Musaafurinta tiro tahriibayaal ah oo loo soo tarxiilay Soomaaliya.

Sahan media Muqdisho: Hay’adda la-dagaalanka socdaalka sharci-darrada ah ee Liibiya ayaa ku dhawaaqday in muhaajiriinta sharci-darrada ah loo musaafurinayo dalkooda iyadoo la sii marinayo garoonka diyaaradaha ee Sabha.

Wakaaladdu waxa ay sheegtay in Muhaajiriinta laga soo tarxiilay Xarunta Hoyga Brak Al-Shati kadib markii ay soo dhameysteen Nidaamka Musaafurinta ee laga masaafurinayo dhulka Libya iyadoo ay ku xad-gudbeen Dukumentiga Safarka iyo Shuruucda ka dhaqan-gasha dalka Libya.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments