Sahan Media Muqdisho: War-saxaafadeed ka soo baxay dowladda federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in tallaabada ay Puntland qaaday tahay afduub iyo xad gudub lagula kacay markabka SEA WORLD ee ku socday dakadda Muqdisho.
War saxaafadeedka wuxuu u qornaa sidan:

