Sahan Media Muqdisho: Puntland waxay sheegtay in Ganacsato Reer Muqdisho ah iyo Safiirka Turkiga oo la soo xiriiray isla markaana dhinac walba sheegtay shixnadda saaran Madkabka. Dowladda Puntland waxay caddeysay in dhammaan shixnadda saaran markabka MV SEA WORLD uu yahay agab ciidan (military equipment), islamarkaana aysan ku jirin wax u muuqda alaab ganacsi, taas oo beeninaysa Warkii ka soo baxay dowladda Federaalka Soomaaliya.
Warsaxaafadeedka oo dhamaystiran hoos ka aqriso:

