Google search engine
HomeWararka MaantaTaallo Xasuus ah oo loo dhisay Caaqil Cumar Cabdullaahi

Taallo Xasuus ah oo loo dhisay Caaqil Cumar Cabdullaahi

Sahan Media Muqdisho: Qoyskii uu ka geeriyooday caaqil Cumar Cabdillaahi Cabdi ayaa Taallo Xasuus ah uga dhisay goobtii lagu dilay.hadal kooban oo ay qoyska caaqilku sheegen waxay yiraahdeen (xasuustan waxaanu u shisnay in aan la illoobin dilkii xaqdarrada ahaa ee loo gaystay caaqil Cumar Cabdullaahi 13/09/2025.

Weerarkan oo dhacay 13-kii Sebteembar, oo uu muranka badan ka dhashay wuxuu mar kale muujiyay sida duqeymaha cirka ahi ay inta badan u reebaan hubanti la’aan ku aadan cidda lagu beegsado.

Taliska ciidamada Maraykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa xaqiijiyay in ay fuliyeen “duqeyn toos ah” maalintaas, iyagoo sheegay oo keliya in bartilmaameedku ahaa “ganacsade hubka al-Shabaab” ka baayac mushtara. Magac kuma aysan sheegin war-saxaafadeedka.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments