Google search engine
HomeWararka MaantaWaa Maxay Sababta Ay U.S. Dib U Eegis ugu samaynayso Mawqifka Hawada...

Waa Maxay Sababta Ay U.S. Dib U Eegis ugu samaynayso Mawqifka Hawada Soomaaliya

Sahan Media Muqdisho: Diyaarad yar oo ku sii jeeday Hargeysa ayaa dhawaan la hakiyay ma aha cillad farsamo ama cimilo xumo, balse waxaa lasiiyay amarro siyaasadeed oo ka yimid dowladda federaalka Soomaaliya ee Muqdisho.

Diyaaraddan oo ay maamusho East African Aviation, ayaa loo diiday in ay gasho hawada Soomaaliya, waxaana la sheegay in sababtu ay tahay in ay horay ugu adeegi jirtay macaamiil ka tirsan maamulka Jubaland- oo ka mid ah maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee xubnaha ka ah federaalka Soomaaliya, sida laga soo xigtay ilo xog ogaal ah oo la socda howlaha shirkadda.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments