Google search engine
HomeWararka MaantaWar murtiyeedka madasha samatabixinta maxaa kaaga baxay?

War murtiyeedka madasha samatabixinta maxaa kaaga baxay?

Sahan Media Muqdisho: Isqabqabsi iyo kala shaki muddo badan kadib golaha Samata-bixinta ayaa soo saaray war-saxaafadeed arrimo dhowr ah taabanayay.

War-murtiyeedka ay soo saareen waxey ku adkeeyeen in Puntland iyo Jubbaland laga qeyb geliyo wada hadalada Qaran.

Qoraalkooda waxey ku xuseen in muhiimaddu tahay in la gaaro heshiis buuxa oo ku saabsan doorasho qof iyo cod ah, daah furan, oo lagu heshiiyo, isla-markaana loogu gogol xaaro nidaamka Qof iyo Cod, kuna saleysan Dastuurkii 2012.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments