Sahan Media Muqdisho: Wasiirka D/Hoose ee Qatar ayaa kulan la qaatay Wasiirka Howlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta ee Xukuumadda Soomaaliya Dr Cilmi Maxamuud Nuur isagoo ka qayb galaya shirka 3-aad ee Madasha Guryaha ee Qatar. Kulanka ayaa looga hadlay sidii kor loogu qaadi lahaa iskaashiga ka dhexeeya Qatar iyo Soomaaliya ee dhinacyada danta guud khaasatan iskaashiga labada dal ee dhinacyada danta guud ah.
Wasiir Cilmi Maxamuud Nuur oo la kulmay wasiirka dowladaha hoose ee Qatar
RELATED ARTICLES