Google search engine
HomeWararka MaantaWasiirka Koowaad oo ay booqasho uga bilaabatay dalka Ciraaq

Wasiirka Koowaad oo ay booqasho uga bilaabatay dalka Ciraaq

Sahan media Muqdisho: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa caawa soo gaaray magaalada Baghdad ee caasimadda Jamhuuriyadda Ciraaq.

Ra’iisul Wasaaraha oo booqasho rasmi ah oo dhawr cisho ah ku joogi doona dalka Ciraaq ayaa inta uu joogo waxa uu kulamo muhiim ah la yeelan doonaa dhiggiisa dalkan Ciraaq. Ra’iisul Wasaare, Mudane Maxamed Shiyaac Al-Suudaani, waxa ay ka wada hadli doonaan xoojinta xiriirka iyo iskaashiga soo jireenka ah ee ka dhaxeeya labada waddan ee walaalaha ah.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments