HomeWararka MaantaXariga suxufiyiinta & boobka dhulka oo khatar ku ah Xassan Sheekh

Xariga suxufiyiinta & boobka dhulka oo khatar ku ah Xassan Sheekh

Sahan Media Muqdisho: Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa xusay in ay tahay in xoogga la saaro dhismaha hannaan doorasho oo loo dhan yahay oo ay ku wada qancaan dhammaan dhinacyada siyaasadda, si looga hortago qalalaase siyaasadeed iyo kala qeybsanaan hor leh.

Ugu dambayntiina, Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu ugu baaqay dowladda in si degdeg ah loo sii daayo wariyeyaasha iyo dadka u istaagay difaaca bulshada la dhibaateeyey xilligan adag, taas oo khilaafsan dastuurka iyo xeerarka dalka, muujinaysana jihada xukun-boobka ah ee uu aaday nidaamka Madaxweyne Xasan Sheekh.

DFS ayaa habeenimadii xalay Magaalada Muqdisho ku xiray saddex wariye oo howlgala warbaahinta madaxa-bannaan, kuwaas oo kala ah Cabdishakuur Maxamed Maxamuud, Maxamed Ibraahim Bulbul iyo Cabdixafiid Nuur Barre.

Madaxweynihii hore ee Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlayey xaaladda siyaasadeed ee dalka ayaa sheegay in 15-ka May 2026 ay tahay maalintii ugu dambeysay ee muddo xileedka sharciga ah ee Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uusanna dalku hayn jihadii doorasho loo dhan yahay.

Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa xusay in ay tahay in xoogga la saaro dhismaha hannaan doorasho oo loo dhan yahay oo ay ku wada qancaan dhammaan dhinacyada siyaasadda, si looga hortago qalalaase siyaasadeed iyo kala qeybsanaan hor leh.

Ugu dambayntiina, Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu ugu baaqay dowladda in si degdeg ah loo sii daayo wariyeyaasha iyo dadka u istaagay difaaca bulshada la dhibaateeyey xilliggan adag, taas oo khilaafsan dastuurka iyo xeerarka dalka, muujinaysana jihada xukun-boobka ah ee uu aaday nidaamka Madaxweyne Xasan Sheekh.

DFS ayaa habeenimadii xalay Magaalada Muqdisho ku xiray saddex wariye oo howlgala warbaahinta madaxa-bannaan, kuwaas oo kala ah Cabdishakuur Maxamed Maxamuud, Maxamed Ibraahim Bulbul iyo Cabdixafiid Nuur Barre.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments