Sahan Media Muqdisho: US forces intercepted two Iranian ballistic missiles targeting American forces in Kuwait late Sunday, with no casualties reported, US Central Command (CENTCOM) said Monday.
CENTCOM said the missiles were “immediately defeated” and that no American personnel were harmed.
The command said it “remains vigilant and will continue to protect US forces from Iranian aggression while supporting the ongoing ceasefire.”
Sidoo kale Kuwait waxay si adag u cambaaraynaysaa weerarrada soo noqnoqday ee Iran, kuwaas oo ka dhigaya mid sii xumaanaya, gardarada qaawan ee lagu hayo ammaanka iyo xasiloonida Kuwait iyo ku xadgudubka sharciga caalamiga ah, ayay wasaaradda arrimaha dibadda ku sheegtay.
Weerarada soo noqnoqda ee Iran ay ku qaaday Kuwait waxay jebinayaan Axdiga Qaramada Midoobay waxayna halis weyn ku yihiin badbaadada dadka rayidka ah iyo kaabayaasha muhiimka ah ee dalka, ayay tiri wasaaraddu.
Kuwait ayaa si adag u diidaysa gardarada Iran, waxayna ku celinaysaa xaqa buuxa ee ay u leedahay inay qaaddo dhammaan tallaabooyinka lagama maarmaanka ah si ay u ilaaliso ammaankeeda iyo difaaceeda dhulkeeda. wasaaraddu waxay tiri, Iran iyadaa si buuxda mas’uul uga ah weerarradan.


