Google search engine
HomeWararka MaantaMuhaajiriin Ithiopian ah oo ku geeriyooday markab ku dagay xeebaha Djibouti

Muhaajiriin Ithiopian ah oo ku geeriyooday markab ku dagay xeebaha Djibouti

Sahan media Muqdisho: Markab degay waxaa ku dhintay ugu yaraan 38 qof, sida ay baahisay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhinaca socdaalka ee loo soo gaabiyo IOM.

Hay’adda IOM ayaa sheegtay in la soo badbaadiyey 22 qof oo ka mida ah dadkii markabkaas saarnaa.

Markabka ayaa ka baxay dalka Djibouti isaga oo u socday dalka Yemen, oo ah marinka ugu weyn ee ay sii maraan muhaajiriinta doonaya in ay gaaraan wadamada Khaliijka.

Marinkan ayaa ah mid aad u halis badan, oo muhajiriinta isticmaalayaa ay la kulmaan, in lacago badan laga qaado, la afduubo, xabsiyo la dhigo ama si khasaba loogu shaqaysto.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments