HomeWararka MaantaQarax ka dhacay Hargaysa

Qarax ka dhacay Hargaysa

Sahan Media Muqdisho: Qaraxa oo dhacay goob meherad ah oo ku taalla xaafad lagu magacaabo Isha Boorama ayaa sababay dhaawac culus oo soo gaaray ilaa labo qof, kuwaas oo la geeyay isbitaalka guud ee magaalada Hargeysa.

Ciidamada Booliska maamulka Somaliland ayaa si degdeg ku xiray agagaarka qaraxu ka dhacay, iyaga oo wada baaritaan la xiriira dhacdadan.

Laamaha amniga Somaliland weli ka hadlin qaraxa caawa ka dhacay magaalada Hargeysa oo ka mid ah meelaha ugu amniga badan deegaannada Soomaalida.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments