HomeWararka MaantaSacdiya Macalin Cali oo la xukumay

Sacdiya Macalin Cali oo la xukumay

Sahan Media Muqdisho: Xukunka siyaasadaysan ee taliska Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday uu ku riday Sacdiya Macalin Cali oo ah gabadha dhallinyarada ah oo u dhaqdhaqaaqda xuquuqda dhallinyarada, xoogsatada iyo haweenka waa mid muujinaya heerka uu gaarsiiyey hay’adihii dowladda oo dhammaantood noqday kuwo ka shaqeeya damiciisa gurracan ee xukun boobka dalka.

Lama aqbali karo in loo beegsado dhallinyarada Soomaaliyeed fikirkooda siyaasadeed, u doodista xuquuqdooda iyo raadinta nidaam caddaalad ah oo ku shaqeeya waddaniyad iyo sinnaan bulsho.

Waxaan ku baaqaynaa in degdeg loo sii daayo Sacdiya, lagana waantoobo ficillada siyaasadaynta garsoorka iyo laamaha ammaanka, gaar ahaan wakhtigan oo ay ku jiraan hay’adaha dowladdu marxalad xil gaarsiin ah.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments