Sahan media Muqdisho: Isku shaandhaynta lagu sameeyay ciidamada, ayaa sidoo kale xil ka qaadis lagu sameeyay wasiirkii gaashaandhiga iyo ciidamada mujaahidiinta, Mr Vincent Ssempijja, ayaa timid todobaadyo ka dib markii madaxweyne Museveni uu madaxda ciidamada ku eedeeyay musuqmaasuq.
Madaxweyne musevini ayaa u dalacsiiyay ku xigeenka isku duwaha xafiiska hantidhowrka Meg Gen sam Kavuma darajada sareeye guud wuxuuna u magacaabay taliyaha cusub ee ATMIS Somalia.