Sahan Media Muqdisho: Markab xamuul ah ayaa Isniintii lagu afduubtay meel ka baxsan xeebaha Soomaaliya, kaddib markii siddeed nin oo hubeysan ay fuuleen markabka, gacantana ku dhigeen, sida ay sheegtay Hay’adda Hawlgallada Ganacsiga Badda ee UK (UKMTO).
Burcadbadeedda Soomaalida ayaa afduubtay markab xamuul ah oo sita calanka Cameroon laguna magacaabo Lutuf oo ka soo shiraacday xeebta Soomaaliya.
Afar markab iyo 44 badmaaxiin ayaa hadda gacanta ugu jira burcadbadeedda Soomaalida…


