Google search engine
HomeWararka MaantaGolaha Guurtida S/land maxay ku diideen qoraalka ka soo baxay xafiiska Muuse...

Golaha Guurtida S/land maxay ku diideen qoraalka ka soo baxay xafiiska Muuse Biixi?

Sahan Media Muqdishos: madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa dib ugu celiyay golaha guurtida labada xeer ee quseeya arrimaha doorashooyinka, dib u celintaas waxuu u cuskaday Madaxweynaha dhamaystir la’aan iyo in aan la soo Marin jaranjarooyinka xeerarka sharci dajinta.

Xoghayaha golaha wakiillada Somaliland Cabdirisaaq Siciid Ayaanle oo ka jawaabayay warqadan ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha ayaa yiri ka gole ahaan warqaddan waxaan u aqoonsan nahay mid baalmarsan Dastuurka Somaliland sababta oo ah:

1-warqadda Madaxweynaha Malaha aasaas sharci.

2-Goluhu wuxuu caddeynayaa in labadii xeer ee Afar iyo sagaashan iyo afar iyo tobanba in ay wali hor yaallaan xafiiska Madaxweynaha.

2-kow iyo labaatankii maalmood ee Madaxweynahu u ogolaa in uu kaga soo Jawaabo warqaddan haddii uusan kaga soo jawaabinna golohu wuxuu xaq u leeyahay in uu labada xeer uu ansixiyo kuna soo saaro faafinta rasmiga ah ee jamhuuriyadda

Dowladda Somaliland wali wax jawaab ah Kama bixin falcelintan ka timid golaha wakiillada Somaliland.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments