Sahan media Muqdisho: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya XildhibaanShariif Sheikh Axmed ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Garowe. Madaxweynaha Puntland Saciid Deni ¡yo Mas uuliyiin kale ayaa soo dhaweeyay.
Madaxweynayaashi hore oo Garowe ku sugan ayaa kulamo la yeelanaya Madaxweynaha Puntland Saciid Deni, iyagoo ka wada hadlaya arrimaha masiiriga ee dalka, gaar ahaan wax ka bedelka Dastuurka oo si weyn loo diidan yahay.