Google search engine
HomeWararka DibaddaWashington oo ka walaacsan xaaladda soo cusboonaatay ee Sudan

Washington oo ka walaacsan xaaladda soo cusboonaatay ee Sudan

Sahan media Muqdisho: Safiirka Mareykanka ee Sudan ayaa sheegay in ay aad uga walaacsan yihiin wararka sheegaya in Iiran ay u dirtay ciidamada Sudan shixnado hub ah, iyaga oo dagaal kula jira ciidamada degdegga ah.

safiirku wuxuu intaa ku daray, “waxaa jira warar sheegaya in uu dib u soo laabtay ciriirka Sudaan iyo Iiraan oo ay ku soo kordheen hubla iyo agabka ay Iiraan ku taageereyso ciidamada Sudaan, taas oo ah mid walaac nagu ah.

Safiir John Godfrey wuxuu xusay in Mareykanku ku booriyay dhinacyada dibadda in ay ka fogaadaan taageerada labada dhinac ee dagaalamaya.

dad farabadan ayaa ku dhintay saga alla u dhexeeya ciidamada Sudaan iyo xoogagga degdegga ah ilaa iyo markii uu qarxay bishii April 2023.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments