Google search engine
HomeWararka MaantaTubsan oo isniinta soo bandhigi doonta siyaasadeeda Qaran oo ku aadan fakarka...

Tubsan oo isniinta soo bandhigi doonta siyaasadeeda Qaran oo ku aadan fakarka xag-jirnimada

Sahan media Muqdisho: Cabdullaahi Maxamad Nuur Agaasimaha guud ee xarunta Qaran ee kahortagga iyo ladagaallanka fikradaha xag-jirka ah ee TUBSAN ayaa soo saaray wargalin muhiim ah oo qeyb ka ah qorshaha cusub ee dowladda, kaasoo siinayaa fursad ay isku soo dhiibaan dhalinyarada weli ku harsan kooxda Al-Shabaab.

Qoraal ka soo baxay xarunta TUBSAN ayaa waxaa lagu sheegay in ay ku boorrinayaan dhammaan shaqsiyaadka weli ka tirsan kooxaha argagixisada ah in ay ka faa’iidaystaan fursadda cusub ee uu siinaayo “xeerka cafiska dadka isku soo dhiibaya dowladda” kana soo baxaan kooxaha argagixisada ah.

Xeerkan ayaa waxa uu shaqsiyaadka ka soo baxa kooxda Al-Shabaab siinayaa fursad ay dib ugu soo biiraan bulshada rayidka ah iyagoo ah xubno ka tirsan bulshada nabdoon.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments