HomeWararka Maantabandhigga ganacsiga hubka Paris oo laga mamnuucay Isrllll

bandhigga ganacsiga hubka Paris oo laga mamnuucay Isrllll

Sahan Media Muqdisho: Carwada maxaa loo ogolaaday in ay soo bandhigto Isrlllll? waxaa loo ogol yahay Kaliya bandhigayaasha Israa’iil ee soo bandhigaya nidaamyada difaaca hawada iyo lidka-balistiga ah “ayuu yiri Charles Beaudouin, oo ah madaxa COGES Events, isaga oo ka jawaabaya bayaan ka soo baxay wasaaradda difaaca Israel oo ka soo horjeeda xannibaadan.

“Tani waa go’aan ay gaartay dowladda Faransiiska iyo golaha difaaca,” Beaudouin ayaa ku daray.

“Ma jirto meel mugdi ah: haddii bandhiguhu uu sidoo kale yahay soo saaraha gantaalaha, looma ogolaan doono inay soo bandhigaan. Tani waxay xaqiijinaysaa in aan hub weerar ah aan lasoo bandhigi karib,” ayuu yiri.

Wasaaradda difaaca ee Israa’iil ayaa bayaan ay soo saartay ku cambaareysay tallaabadaas iyadoo sheegtay in aysan awoodi doonin in ay ka qeybgasho bandhigga hubka ama caewada hubka.

“Tani waa go’aan ceeb ah oo ay dowladda fransiiska isku darayso siyaasadda iyo ganacsiga iyo wax laga xumaado, maaha wax la yaab leh.

“Faransiiska, oo ku faana qiyamka xorriyadda iyo dimoqraadiyadda, waxay ku dhaqmaysaa mid kasoo horjeeda mabaadii’da ay sheeganayso inay ilaaliso.

“Waxay isku qarinaysaa iska yeelyeel siyaasadeed iyo in nidaamka difaaca weerarka Israel laga saaro aan lagu soo bandhigin carwada.

Faransiiska ayaa si isdaba joog ah u cambaareeyay tallaabada militari ee Israa’iil ay ku qaaday dhulka Lubnaan tan iyo dabayaaqadii bishii Febraayo, halkaas oo Israa’iil ay ku bartilmaameedsanaysay iyo Xisbullah.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments