Google search engine
HomeWararka MaantaWasiirka koowaad Mudane Xamza oo magacaabay xubno cusub oo kamid noqonaya golaha...

Wasiirka koowaad Mudane Xamza oo magacaabay xubno cusub oo kamid noqonaya golaha Wasiirrada

Sahan media Muqdisho: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay xubno cusub oo ka mid noqonaya Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Soomaaliya.

Warkan oo lagu daabacy bogga Xafiiska Ra’iisulwsaaraha Soomaaliya ku leeyahay Facebook ayaa wasiirada cusub ee la magacaabay ay kala yihiin :

1. Mudane Gen. Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobbe) – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka.

2. Mudane Cumar Cali Cabdi – Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga.

3. Mudane Siciid Maxamed Maxamuud (Xayd) – Wasiiru dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guriyeynta.

4. Mudane Maxamuud Cabdiqaadir Xaaji (Jeego) –Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments