Google search engine
HomeWararka MaantaXeer ilaaliyaha Qaranka oo racfaan ka qaatay eedeysanayaal lagu waayay musuqmaasuq

Xeer ilaaliyaha Qaranka oo racfaan ka qaatay eedeysanayaal lagu waayay musuqmaasuq

Sahan media Muqdisho: waxaa maanta mar kale dacwad lagu soo oogay eedeysanayaal horay danbi loogu waayay, laakin maanta ayay maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir u fariisatay Dacwadaas loo haysto saraakiishan lagu Eedeyay Musuq maasuqa.

Saraakiishan ayaa hore Maxkamadda Gobolka Banaadir uga soo saartay xukun ah in lagu waayay eedaymihii loo soo jeediyey xoriyadoodana dib ugu celisay balse Xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud ee qaranka ayaa ka qaatay Racfaan.

eedeysanayaashan oo ka kooban sadex qof ayaa horay uga shaqeyn jireen Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada,laakin dib maxkamadu ugu yeertay Maanta.

fakarkaaga ka dhiibo sida Dowladu ula dagaaleyso musuqmaasuqa iyo sida ay kula tahay in loo wajoho. Fakarkaagu waa muhiim.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments